Years of Excellence
About Us
Waxaanu leenahay in ka badan 20 sano oo khibrad ah oo ku saabsan culuumta Mudaawadka (Herbal Medicine) — taasoo kaa dhigaysa inaad barato xirfad lagu kalsoon yahay oo ay bixiyaan khubaro waayo-
Waxaanu leenahay khibrad ka badan 20 sano oo ku saabsan culuumta mudaawadka.
Koorsadani waxay bixisaa shahaado ay aqoonsan tahay Wasaaradda Waxbarashada iyo Awqaafta
Macalimiinta
Macalimiintu waa kuwo khibrad dheer u leh waxbaridda, waxayna ku siinayaan cilmiga aad ku shaqayn karto.”
Siciid Baraha Guud ee Culuumta mudawaadka
WhatsApp us