Ku Soo dhawaw Xarunta Dawaa,u Diin Herbal Academy Waa xarunta kaliya ee laga Barto Culuumta mudaawaadka Hab fogaan Araga ( Online) Oo Aad ku Baran Doontid Adiga Oo gurigaaga jooga iyo goobtaada shaqo Markasta iyo Meel kasta ood Dunida ka joogtid.
Waxay kuu Diyaarisay Xarunta dhamaan koorsooyinka
Barashada Culuumta mudaawaadka sida:
1: علم التشريح ( Anatomy) qaabdhismeed jidhka Aadamah
2: علم وظائف الأعضاء: (physiology)
Habka uu jidhka Aadamuhu u shaqeeyo.
3: علم الأمراض ( pathology)
qaabka loo ogaado Cudurada ku dhaca jidhka Aadamaha.
4: علم الأمزجة:
qaabka Ay u wada shaqeeyaan dhiiga iyo Dhirta Dabeeciga iyo Sida lagu ogaado xanuunka geedka ku haboon.
5: تعليم تحضير الأدوية التقليدية لجميع أمراض الباطن وأمراض الجلد.
Samaynta Daawo dhaqameedka dhamaan xanuunada uurku jirka iyo oogada Maqaarka.
6: تعليم الأعشاب الطبيعية.
Barashada geedaha mudaawaadka Aragti Ahaan iyo Cilmi Ahaanba geedka
7:دورة الحجامة تعليما وتقنية .
Kooraska Barashada Toobinka Cilmi Ahaan iyo farsamo Ahaanba .
8: معالجة الأرواح المحضورة.
Daawaynta NAFTA bukaanka Ah ee uu Sababo Jinka Isha sixirka .
9: الفيتامينات والمعادن والنشويات الثمينة التي تحتاج النفس .
Fiitamiinada iyo Borotiinada Kala duwan ee Ay u Baahantahay NAFTU .
10: تصنيع الزيوت مثل زيت الشعر، والزيت لعلاج الأمراض الروحية، والزيت للمفاصل، والزيت لعلاج الإكزيما، وتقنيات تصنيع جميع أنواع الزيوت والآلات الخاصة بها.
Samaynta saliidaha sida saliida timaha, ta xanuunada Ruuxiga, Ta Curuuqaha, Ta Canbaarta iyo farsamada dhamaan saliidaha iyo mishiinadooda ku saabsan.
qaabka ay u baxaan Culuumtan,
Waxaanu u qaybinaa Laba semister Oo Halkii Simister uu yahay shan kooras Semisterkiiba waa (98) Dollar
Halka uu kayahay Semisterka labaadna shan kooras qiimihiisun waa (98) Dollar
Shahaadooyinka Aan bixinaa waa Diploma.
qaybaha Degriiga waxaa bixisa jaamacada Dibbu Nabawi Oo Ay xarunta Dawaa u Diin Masuul uga tahay Geeska afrika.
جامعة طب النبوي.
Shahaadooyinka Aanu bixinaa waa sadexdan Shahaado iyo lifaaqa Darajada imtaxaanaadka Oo ku Turjuman luuqadaha English iyo Carabiga.
١: شهادة الرقية الشرعية
٢: شهادة طب البديل .
٣: شهادة الحجامة الإسلامية
٤: ورقة امتحانات / Types grebty
Shahaadada waxaanu Ardayga ugaadhsiinaa soft iyo Haadhba Anaga Oo diyaarada ugu dhiibna (DHL